RW Ku-xigeenka dalka oo la kulmay Madaxweyne Abdel-Fattah El-Sisi (Sawirro)

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, (XFS), mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar uga qayb galay furitaanka madasha dhallinyarada aduunka oo soconeysa Deceembar 14-17, 2019. Madaxweynaha Masar, Abdel-Fattah El-Sisi, ayaa furay madasha sanadlaha ah ee dhallinyarada aduunka, oo ah madashii sedaxaad tan iyo markii la billaabay sannadkii 2017. Madasha ayaa … Continue reading RW Ku-xigeenka dalka oo la kulmay Madaxweyne Abdel-Fattah El-Sisi (Sawirro)